Raysal Wasaare Abiy Ahmed Oo Soo Gaadhay Magaalada Jigjiga Iyo Ujeedada Socdaalkiisa + Sawiro

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goordhaweyd gaadhay Magaalada Jigjiga ee Caasimada Deegaanka Soomaalida, waxaana halkaas kusoo dhaweeeyay Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar.
Ujeedka Safarka Abiy Ahmed ayaa ah u kuur galida abaaraha daran ee ku dhuftay deegaanka Soomaalida qaybo badan oo kamid ah.
 
 

Related posts

Dagaal Culus Oo Mar Kale Ka Dhex Qarxay Axerbijaan Iyo Arminiya

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynaha Waa Loo kordhinayaa Hadii Ay Timaado” Xildhibaan Indho Indho Oo Hadlay

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Dowlada Somaliya Oo Ka Hadlay Doorashadii Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More