Raysal Wasaare Rooble Oo Soo Magacaabay Golaha Wasiirada Dowlada Somaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan qodobbada 97-aad iyo 100-aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Rai’iisul Wasaare Rooble oo dhismaha Golaha Xukuumadda latashiyo badan kala sameeyey Aqoonyahannada, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa mudnaan gaar ah siiyey dhallinyarada, haweenka oo si mugleh uga dhex muuqda Golahan cusub.
Golaha uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka kooban 27 Wasiir, 17 Wasiiru Dowle, 26 Wasiir ku xigeen.

Related posts

Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyey Dadka Barakacayaasha Ah Ee Hargeisa,

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibaan Ilhaan Cumar Oo Madaxweyne Joe Biden Ka Codsatay Arrin Ku Saabsan Muslimiinta

Bnnstaff Bnnstaff

Gabdho Somali Ah Oo Lagu Laayay Dalka Austria Iyo Tiradood Oo La Shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More