Midawga Afrika Oo Magacaabay Ku Xigeenkooda Wakiilka Soomaaliya Ka Dib Markii La Caydhiyay Kii Hore

Midawga Afrika ayaa magacaabay ku xigeenkooda wakiilka Soomaaliya u jooga, kadib markii dawladda Soomaaliya ay caydhisay Simon Molunga, ku xigeenkii hore ee wakiilka Midawga Afrika ee Soomaaliya oo ay eedaymo kala duwan u jeedisay.

Fiona Lortan ayaa noqonaysa ku xigeenka cusub ee ergeyga Midawga Afrika, iyadoo uu magacaabay Gudoomiyaha Midawga Afrika.

Soomaaliya ayaa dalkeeda ka caydhisay ku xigeenkii hore ee Midawga Afrika ee Soomaaliya, kadib markii ay ku eedaysay in uu marin habaabinayay baadhitaano lagu samaynayay dad ay laayeen ciidamada AMISOM.

Related posts

Boqor Buurmadow Oo Gaadhay Magaalada Baydhabo Kulana La Qaatay Madaxwayne Lafta Gareen

Bnnstaff Bnnstaff

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun Ku Riday Ragii Ku Eedaysnaa Kufsigii Xarunta Agoomaha Ee Hargeysa

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweyne Deni Oo Digniin Adag U Diray Ganacsatada Maamulka Puntland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More