Xafiiska Hanti Dhowrka Oo Dalbaday In Shaqada Laga Joojiyo Wasiirka Batroolka

War-saxaafadeed uu Xafiiska Hantidhawrka Guud kasoo saaray heshiiska Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay la gashay shirkadda Coastline Exploration Ltd.

Xafiiska ayaa Wasaaradda iyo hay’adaha ay khusayso ogaysiiyay in uu heshiiskaasi yahay waxba kama jiraan isaga oo gal-dacwadeed u gudbiyay Xafiiska Xeer-Ilaalinta Guud si tallaabo sharciga waafaqsan looga qaado ciddii ku lugta lahayd.

Sidoo kale Xafiiska ayaa Ra’iisul Wasaaraha XFS kula taliyay in shaqa ka joojin deg-deg ah lagu sameeyo dhammaan shaqsiyaadkii qabyta ka ahaa saxiixa heshiiska.

Related posts

Xogo Ku Saabsan Isku Daygii Dil Ee Ordogan Iyo Sucuudiga Oo Dhaqaale Siiyay Pakistan

Bnnstaff Bnnstaff

“Waa In Baadhis Deg Deg Ah Lagu Sameeyaa Toogashada Ardayga Jaamacada Camuud” Xisbiga Wadani

Bnnstaff Bnnstaff

Cajiib:- Dalka Uganda Qofka La Dili Waxaa Mag Ahaan Loo Kala Qaataa 8 Neef Oo Lo Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More