Guddiga Doorashada Hirshabeelle Oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada 7 Kursi Oo Lagu Dooran Doono Magaalada Baladwayn

Guddiga Maamulka doorashada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ee SEIT ayaa Shaaciyay jadwalka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Guddiga ayaa shedegay in maalinimada berry ah ay si toos ah u guda gali doonaan, tababarka iyo diiwaan galinta xunbaha soo xulista Ergooyinka, waxaana sidoo kale xigi doonta soo gudbinta Ergada.

Related posts

Madaxwayne Ku Xigeen Maraykanka Oo Taageeraya Qorshe Ka Dhan Ah Joe Biden

Bnnstaff Bnnstaff

Burco:- Suldaan Iyo Caaqil Kalsoonidii Lagala Noqoday Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

Afhayeenka Ciidanka Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More