Dhegayso:- Warbixin Xasaasiya Oo Laga Diyaariyay Qaabka Iyo Lacagaha Ay Ku Soo Iibsadaan Hubka

Warbixin cusub oo ku saabsan siyaabaha ay Al-Shabaab u maalgaliyeen hubka ay soo iibsadaan ayuu daabacay machadka daraasaadka amniga ee Hiraal Institute.

Warbixinta ayaa sheegtay in Al-Shabaab bil walba ay ugu yaraan 2 milyan oo dollar ay kusoo iibsadaan hub kala duwan.

Related posts

Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somalailand Boos Mire Oo Degmada Maydh Ku Wareejiyey Agab Ciyaareed

Bnnstaff Bnnstaff

Xuska Dhaqanka,Fanka Iyo Farshaxanka Dalalka Geeska Afrika Oo Lagu Qabtay Magaaladda Adis-ababa.

Bnnstaff Bnnstaff

Siyaasi Cali Guray Oo U Jawaabay Wasiir Dube Kana Hadlay Qudbadii Madaxwayne Deni

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More