DAAWO: Caasimadda Dalka Ukraine Oo Lagu Arkay Taangiyada Dagaalka Ee Ruushka

Muuqaallo baraha bulshada lagu baahiyey ayaa muujinaya Taangiyada Ruushka oo dhex mushaaxaya waddooyinka waaweyn ee caasimadda Kyiv.

Wasaaradda gaashaandhigga Ruushka ayaa xaqiijisay iney gudaha u galeen mid ka mid ah degmooyinka deegaanka ee Magaaladaasi.

Sawirka ayaana u muuqda mid uu qaaday qof ka mid ah shacabka magaaladaasi deggan. BBC waxay xaqiijisay muuqaalkaasi inuu yahay mid sax ah oo laga soo qaaday gudaha magaaladaasi.

Halkan ka daawo.

Related posts

”Wasiir Cabdilaahi Abokor Waxaad Moodaa Inuu Weli Xasuusan Yahay Xadhigii Iyo Xabaddii” Masuul Ka Tirsan XisbigaWaddani

Bnnstaff Bnnstaff

Wasarada Warfaafinta Xukuumad Muuse Biixi Oo War-saxaafaded Kasoo Saartay Khilaafkii Warbaahinta Madaxa banaan Fariina Dirtay

Bnnstaff Bnnstaff

Rsysal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Dagaalka Muqdisho BaaqnanU Diray Shacanka Somaliyeed

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More