Ciidanka Ruushka Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Magaalo Muhiim Ah Oo Ku Taalada Dalka Ukraine

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda dalka Ukraine ayaa sheega in ciidamada Ruushka ay si buuxda ula wareegeen magaalada Melitopol oo dhacda gobolka koonfurta Ukraine ee Zaporizhzhya.

Wakaaladaha wararka Ruushka ee Interfax iyo Sputnik ayaa baahiyey qabsashada magaaladaas, iyagoo soo xiganaya wasaaradda gaashaandhigga Ruushka. Melitopol waa magaalo weyn, waxaana u dhow dekedda ugu muhiimsan Ukraine ee Mariupol.
Dhanka kale gudaha Ruushka waxaa ka bilaawday banaan-baxyo looga soo hor jeedo duulaanka uu Ruushku ku qaaday Ukraine, booliska magaalada Moscow ayaa xirxiray inta badan dadkii ku mudaharaadayey dowladda.

Dagaalka ayaa la sheegayaa inuu ku sii fidaayo waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda.

Warbaahinta ku sugan Ukraine, gaar ahaan kuwa Caasimadda ku sugan ayaa ayaa sheegaya in dagaalka uu ka qarxay waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda, qaarkood waxay sheegayaan in rasaas xooggan laga

Related posts

Turkiga Oo Joojiyay Hawshii Shidaal Baadhista Iyo Gantaalo Cusub Oo Uu Farsameeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Toos U Daawo:- Qudbad Uu Jeedinayo Madaxwaynaha Dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo

Bnnstaff Bnnstaff

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Golaha Shacabka Ee Gobollada Waqooyi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More