Xaalada Dadka Somalida Ah Ee Ku Xayiran Dalka Ukraine Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Qaar ka mid ah Soomaalida waxbarashada u joogay dalka Ukraine ayay caqabad ka haysataa sidii ay uga bixi lahaayeen dalkaasi iyagoo ka cabsi qaba in colaaddu soo gaarto magaalooyinka ay ku nool yihiin.

Cabdiraxmaan Xasan oo ka mid ah ardayda Soomaalida ee wax ka baraneysay Ukraine ayaa sheegay in qaar ka mid ah saaxiibadii ay ka baxsadeen dalka oo ay u talaabeen dalka dariska ah ee Poland, hase ahaatee ay isaga wali taasi u suurtogali la’ dahay.

Isagoo saaran tareen ayu

Haddaba, safaaradda Soomaaliya ee magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa ka mid ah laba safaaradood oo ka shaqaynayey wax u qabashada dadka Soomaalida ah ee ka soo cararaya dalka Ukraine.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay Cumar Maxamuud Wardheere oo ka mid ah laba mas’uul oo loo xilsaaray la socodska xaaladda Soomaalida Ukraine.

u uu khadka taleefanka ugu warramay Caasho Ibraahim Aaden, ugu horreyn-na waxa ay weydiisay halka uu u socdo.

Related posts

Boqor Maxamed Jaamac”Cidna Kama Yeelayno Boobka Kuuraasta Gobolada Waqooyi”

Bnnstaff Bnnstaff

Suuriya Oo Gantaal Ku Riday Xarunta Nukliyeerka Israel Iyo Ordogan Oo U Jawaabay Siyaasi Daldalaad U Rajeeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Midowga Musharixiinta Muraaridka Somaliya Oo shuruudo Cusub Hor-Dhigay Ra’iisul Wasaare Rooble

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More