Ruushka Oo Gantaal Khasaaro Badan Dhaliyay Oo Ku Dhuftay Magaalada Kharkiv

Saraakiisha Gurmadka deg dega ah ee magaalada Kharkiv ayaa sheegay in ugu yaraan 20 qof ay ku dhaawacmeen duqeynta loo geystay xafiiska maamulka gobolka ee magaalada Karkiv.
Muuqaal la soo dhigay barta Facebook-ga, ayaa muujinya shaqaale ka tirsan kuwa gargaarka deg-degga ah oo ku sugan bannaanka dhismahaasi oo uu burbur xooggan soo gaaray.

Shaqaalaha gargaarka deg-degga ah ayaa sheegaaya in qeyb ka mid ah dhismo weyn oo uu dhow xafiiska maamulka gobolka ee magaalada Kharkiv uu soo dumay, dad badan ay ku xanibanyihiin burburka hoostiisa.

Related posts

Beesha Caalamka Oo Soo Jeedisay In Si Deg Deg Ah Loo Qabto Hanaanka Doorashada Soomaaliya

Bnnstaff Bnnstaff

“Madaxwaynuhu Bagiga Ayuu Ka Furi Doonaa Bariga Sanaag” Ex Wasiir Axmed Nuur

Bnnstaff Bnnstaff

Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Wadani Oo Kormeeray Goobaha Diiwaan Galinta Ee Gobolka Saraar

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More