Madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin Oo Sheegay In Weerarka Ukraine Uu Ku Socdo Qorshe La Jeexay.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in hawlgalkiisa khaaska ah ee Milatari, laakiin loo yaqaano duulaanka Ruushka uu ku socdo qorshe la jeexay.

Hadalkiisan ayaa yimid kadib markii falanqeeyayaal badan ay sheegeen in dagaalka Ukraine uu yahay mid qorshe la’aan ah.

Khudbad laga sii daayay television ka ayuu ku eedeeyay ciidamada Ukriane in ay afduubteen kumanaan dad ajanabi ah, ayna u isticmaalayaan dadka “gabaad ay xabada isaga dhigaan” arintaan wax cadeyn ah uma uusan hayn Putin.

Wuxuu intaas ku daray in dadka Ruushka iyo Ukraine ay ahaayeen hal dad, uuna burburin doono kuwa ka soo horjeeda ee reer galbeedku abuureen.

Related posts

Madaxwaynaha Dooran Ee Somaliya Oo Kulan La Qaatay Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Diyaaradaha Drone-ta Ee Turkiga Oo Si Wayn Wax Uga Bedelay Miisaanka Awoodeed Ee Iska Hor Imaadka Ruushka Iyo Ukraine

Bnnstaff Bnnstaff

Hoos Dhac Laga Soo Sheegayo In Uu Ku Yimid Awoodii Dalka Maraykanka Iyo Walaac Laga Muujiyay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More