Guddiga Doorashada Hirshabeelle Oo Shaaciyay Kuraas Dhawaan La Dooran Doono

Guddiga Maamulka Doorashada dowlad goboleedka Hirshabeelle ( SEIT) ayaa shaaciyey magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka, oo dhawaan la guda gali doono doorashadooda-Guddiga ayaa shaaciyay kuraasta kala ah HOP#010, HOP#030 iyo HOP#066, iyadoo dadka soo xulaya l;agu dhawaaqay.

-Guddiga ayaa shaaciyay kuraasta kala ah HOP#010, HOP#030 iyo HOP#066, iyadoo dadka soo xulaya l;agu dhawaaqay.

 

Related posts

“Berbera Iyadaa Ugu Laydh Jaban Somaliland Lakiin Waxay La Qaylinayaan ….” Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

Maayir Ku Xigeenka Berbera Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Golaha Deegaanka

Bnnstaff Bnnstaff

Cajiib:- Nin Diyaarad U Kiraystay Si Uu Ugu Tego Boolis Baadigoob Kiisa Ku Jiray

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More