Golaha Ammaanka Oo Soo Afjaray Oggolaashaha La Dagaallanka Burcad-Badeedda Xeebaha Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobe ayaa bishaan ka aamusey inay u cusboonaysiiyaan ruqsada uu hore u siiya Midowga Yurub ee ay ciidamadoodu kula dagaallamaayeen burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya.

Howlgalkan oo soo bilowday sanadkii 2008, ayaa Golaha Ammaanku aysan siin ahmiyad, ayada oo Midowga Yurub muddaba ay xusul duub ugu jireen sidii ay ruqsadda mar kale ku heli lahaayeen.

Arrinkan haddaba maxuu uga dhigan yahay Soomaaliya, maxayse noqon kartaa khatartii hore u jirtay ee burcad badeedka oo waayadan laga reestay?

Related posts

Guddiga doorashooyinka FEIT Oo Shaaciyay In Kuraas Taallay Beledweyne Jowhar Loo Wareejiyay

Bnnstaff Bnnstaff

Suldaan Shaaciyay In Uu Isku Soo Sharaxayo Golaha Deegaanka Hargeysa Iyo Sobobta Oo Uu Sheegay

Bnnstaff Bnnstaff

In Ka Badan 70 Qof Oo Ku Dhintay Duufaano Xoog Leh Oo Ku Dhuftay Lix Gobol Oo Maraykanka Ka Mid Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More