Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Hakiyay Doorasho Ka Dhaci Laheyd Magaalada Beledwayne

Warqad ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu sheegay in la hakiyay Doorashada ka socota Magaalada Beledwayne sababo Amni owgeed.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay socdaan falal amni darro oo lagu waxyeelaynayo Doorashada maalinta berri la filayo in ay ka dhacdo Magaalada Beledwayne..

Sidoo kale waxaa sheegay in hakinta ay socon doonto ilaa xaaladda ay sidii Caadiga aheyd ku soo noqoneysa.

Saacadihii u dambeeyay ayaa waxaa soo ifbaxayay khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa, kaasi oo ka dhashay kuraas in la xiro iyo in la furo la isku fahmi waayay.

Related posts

Azerbijaan Oo Qabsaday Magaalo Wayn Iyo Dhul Balaadh Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Kulamo Ka Bilaabay Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Labadii Kursi Ee Ugu Horreeysay EE xiGolaha Shacabka Oo Maanta La Doortay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More