Galmudug Oo Shaacisay Doorashada Kuraastii Ugu Dambeysay Golaha Shacabka

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta kala ah:

HOP#018

HOP#021
HOP#020

3-daan kursi oo ah kuwii u dambeeyey xubnaha Galmudug ka soo gelaya golaha shacabka ayaa doorashadooda la qabanayaa 15-03-2022, oo ah maalinta u dambeysa waqtigii loo asteeyey in lagu soo gaba-gabeeyo doorashada.

Sida ku cad warqadda jadwalka seddaxda kursi laba ka mid ah waa qoondo dumar, halka kursiga soo haray uu yahay mid u furan inay u tartamaan rag iyo dumar intaba.

Related posts

Muusow Boqortooyo Laguuma Dooran” Gudoomiye Xirsi Oo Afka Furtay

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Trump Oo Jeediyay Qudbadiisii Ugu Dambaysay Iyo Waxyaabaha Uu Ka Hadlay

Bnnstaff Bnnstaff

Masuul Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More