Qaramada Midoobay Oo Meel Marisay Maalin Muhiim U Ah Muslimiinta

Qaramada Midoobay waxay taageertay qaraar ay hore Golaha Guud u hor keentay dawladda Pakistan kaas oo ahaa in maalin gaar ah loo sameeyo xus caalami ah la dagaalanka muslim nacaybka.

Maalinta ay bisha March tahay 15 ayay Qaramada Midoobay u astaysay in dunida laga xuso maalinta la dagaalanka muslim nacaybka caalamka, waana tallaabo lagasoo dhaweeyay meelo abdan oo dunida Islaamka ah.

Raysalwasaaraha Pakistan, Cimraan Khaan, oo dawalddiisu ay soo ejedisay qaraarkan ayaa si wayn usoo dhaweeyay go’aanka Golaha Guud Ee Qaramada Midoobay.

193 waddan ayaa taageeray qaraarkan iyo xuskan caalamiga ah ee maaliontan iyadoo 55 dawladood oo u badan kuwa Islaamku ay dabada ka riixayeen marka laga tago Pakistan oo keentay Golaha.

Related posts

Dowlad deegaanka Soomaalida Ee Itoobiya Iyo Shirkadda Ugu Weyn Isgaarsiinta Oo Heshiis Wada Galay

Bnnstaff Bnnstaff

Ciidamada Dowlada Iran Oo Sameeyay Dhuulatus Milatari Oo Xoogan

Bnnstaff Bnnstaff

Maayirka Magaalada Borama Oo Maanta Dhagax Dhigay Wadooyin Cusub Oo Laga Hirgalinayo Borama

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More