Kenya Oo Diyaarado Ku Qaaday Imtixaan Cabsi Laga Qabo AlShabaab Darteed

Dawladda Kenya waxay markii ugu horaysay diyaaradaha qumaatiga u kaca u dirtay gobolka Waqooyi Bari ee dalkaas iyagoo sida imtixaanaadka ardayda galaysa imtixaanka shahaadiga ah ee Kenya.

Waa tallaabo ka danbaysay kadib cabsida laga qabo kooxda alShabaab oo sii kordhaysa gudaha Kenya iyagoo saacadihii lasoo dhaafay weeraro kala duwan ka fuliyay gudaha waddanka Kenya.

Ciidamo tiro badan ayaa sidoo akle la geeyay gobolka Waqooyi Bari kuwaas oo loogu talo galay sugida amniga imtixaanka iyo ka hor taga weeraro ka yimaada dhanka alShabaab.

alShabaab waxay ku xooogantahay gudaha Soomaaliya balse Kenya ayay ka rabtaa in ay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya iyaguna ay ka daynayaan weerarada sida ay marar abdan sheegeen

Related posts

Dowlada Iraan Oo War Cusub Ka Soo Saartay Dilkii Caalimkii Nukliyeerka Iyo Cida Ka Dambaysay + Qodobo Kale

Bnnstaff Bnnstaff

Deg Deg:- Ciidamo Uu Wato Gen Indhacade Oo La Wareegay Taalada Daljirka Dahsoon

Bnnstaff Bnnstaff

Hoggaamiyaha Dal Ku Yaalla Yurub Oo Xilkiisa Ku Waayay Arrimo Musuq-Maasuq

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More