Mareykanka Oo Cune-Qabateyn Ku Soo Rogay Saraakiil Ka tirsan Ciidamada Suudaan

Dowladda Mareykanka ayaa Cune-qabateyn dhaqaalo ku soo rogtay Saraakiil iyo Askar ka tirsan Booliiska Wadanka Suudaan, kuwaasi oo lagu eedeeyay in xoog u adeegsadeen dadka ka qeybgalay Bannaanbaxyo ka dhacay dalkaasi. 

Bannaanbaxyada ka dhashay afgambigii bishii Oktoobar ee sannadkii hore ka dhacay Suudaan ayaa lagu dilay in ka badan 80 qof, halka in ka badan 3,000 ay ku dhaawacmay. 

Waa markii ugu horeysay oo Mareykanka uu cunaqabateyn dhinaca Hanti ah ku soo rogo Saraakiisha iyo Askarta Ciidamasa Suudaan oo shantii bilood ee la soo dhaafay hardan kula jiray Bannaanbaxyaasha diidan Afgembiga ka dhacay Wadankaasi. 

Related posts

Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Khilaafka Madaxwane Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Rooble

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Ka Hadlay Anxinintiisa Baarlamaanka

Bnnstaff Bnnstaff

Tirada Dadka Uu Haleelay Cudurka Covid 19 Ee Gudaha Dalka Somaliya Oo Sare U Kacay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More