Ruushka Oo Mar Kale Duqeymo Culus Ka Fuliyay Dalka Ukraine

Maamulka dekadda ugu weyn Ukraine, ee Odessa, ayaa sheegay in ciidamada badda ee Ruushka ee ku sugan Badda Madow ay gantaallo la dhaceen dhismooyin la deggan yahay oo ku yaalla duleedka magaalada.

Waa markii ugu horreysay ee dhismooyinka halkaas la weeraro. Afhayeen u hadlay maamulka militariga gobolka ayaa sheegay in wax khasaaro ah aan la soo sheegin.
Duqa magaalada ayaa booqday deegaanka.

Ciidamada Ruushka ayaa go’doomiyay Odessa, balse waxaa joogsaday ciidamada dhanka galbeed magaalada uga soo galayay iyagoo dhulka maraya

Related posts

Diyaarado Aan La Aqoonsan Oo Duqaymo Culus Ka Fuliyay Gobolka Gedo

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Qiray In Uu La Hadlay Madaxda Soomaaliya Ugu Sarreysa

Bnnstaff Bnnstaff

” Labadii Bilood Ee Tagay 17 Kiis Oo Kufsi Ah Ayaynu Haynaa” Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More