Dowlad Afrikaan Ah Oo Gabi Ahaanba Mootooyinka Iyo Baskiiladda Ka Mamnuucday Caasimadeeda

Dalka Burundi ayaa caasimaddeda Bujumbura ka mamnuucday mootada seddedx lugoodka ah iyo dhammaan noocyada kale ee gaadiidka dadweynaha ee labada lugood leh.

Baaskiiladda gaarka loo leeyahay iyo mootooyinka ayaa sidoo kale la mamnuucay. Booliska ayaa taagan wadooyinka soo gala magaalada si ay u dhaqan geliyaan. amarkan.

Dawladdu waxay sheegtay in darawallada kaxeeya noocyadan gaadiidka dadweynaha ah ay mas’uul ka yihiin inta badan shilalka ka dhaca waddooyinka dalkaasi.

In ka badan 600,000 oo qof oo ku nool Bujumbura ayaa la sheegay inay ku tiirsan yihiin maalin walba baabuurtan.

Inta badan dareewalada ka xeeya waa dhallinyaro ka timid miyiga oo leh rajooyin ah in ay Mustaqbalkooda hormariyaan.

Related posts

Madaxwayne Trump Oo Soo Xulay Cidii Bedeli Lahayd Garsoorihii Hore Ee Geeriyooday

Bnnstaff Bnnstaff

Imaaraadka Carabta Oo Shaaciyay Sababta Ay U Soodhaweeyeen Madaxweynihii Baxsaday Ee Afghanistaan

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Wadani Oo Maayir Berbera Ku Eedeeyay In Uu Barakicinayo Dad Danyar Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More