Borama News Network

Sanad Ka Dib Markii Uu Dagaalka Sokeeye Ka Qarxay Dalka Sudan Iyo Xaalada Dalkaasi Oo Walaac Xoogan Laga Muujiyay

Dagaalka ka socda dalka Suudaan ee u dhexeeya jeneraallada talada dalkaasi isku haya ayaa hadda ku dhow sanad.

Qaramada Midoobay ayaa dhowaan sheegtay in 25 milyan oo reer Suudaan ah ay hadda u baahan yihiin gargaar. Dhowr iyo toban kun oo qof ayay warbaahintu warineysaa in ay dagaalka ku dhinteen iyadoo 8 milyan oo kalana ay barakeceen.

Hadda ku dhowaad sanad ka dib waa side xaaladda Suudaan? Sideese u eg yahay mustaqbalka siyaasadeed ee dalkaasi?

Related posts

Kulankii Baarlamaanka oo u baaqday Roobkii ka da’ay Muqdisho iyo Xildhibaanada

Abdiaziz Bnnstaff

Culimada Somaliyeed Oo Kulan Ka Yeeshay Xiisada Badda Lughaya Iyo Damaca Dowlada Itoobiya

Abdiaziz Bnnstaff

Waxaa Ina Deeqa Qaranimo” Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Hadlay

Abdiaziz Bnnstaff