Afar Arday Oo Ku Dhimatay Galgaduud Iyo Galmudug Oo Ka Hadashay

Wasaaradda waxbarashada, hiddaha & tacliinta sare ee Galmudug ayaa faahfaahin ka bixisay carruur ku geeriyootay gumac madfac oo ku qarxay oo ay garaacayeen gobolka Galgaduud.
Gumac madfac ayay carruurtu kasoo hoos qaaden geed hoostiisa magaalada Bangeelle ee gobolka galgaduud.

Wasaaradda ayaa tacsi u dirtay ehelada Carruurta waxaana ay sheegtay in ay bixin doonta wacyigalin ku saabsan ka hortagida waxyaabaha qarxa.

Ardaydaan oo Kale Ah:

1- Cabdullaahi Shugri Maxamed Waxuu Dhiganayay Fasalka 6aad.

2- Axmed Wali Qorane Nuur Fasalka 4aad.

3- Sharmaake Cabdiqaadir Nuur Cabdille

Faslka 4aad.

4- Kaamil Daroor Maxamed Cali Fasalka 3aad.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Xildhibaano Cusub Oo Maanta Lagu Doortay Magaalada Kismaayo Iyo Macgacyada Xildhibaanada La Doortay

Bnnstaff Bnnstaff

Shacabka Magaalada Muqdisho Oo Ka Gilgishay Xadgudubyada Yuhuudu Ka Wada Falastiin Banaanbaxna Dhigay

Bnnstaff Bnnstaff

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Magaalada Dhuusamareeb Ee Shalay Lagu Dagaalamay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More