Taliyihii Hore Ee NISA Oo Kusoo Baxay Doorasho Ka Dhacday Baladweyne

Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa goordhaweyd lagu soo gaba-gabeeyay doorashada kursiga Hope058, kaasi oo ay tartamayeen ilaa 7 musharax.

Waxaana codadka ay u kala heleen musharixiinta tartamay sida tan:

1 Amb Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe 54

2.Abdulkadir HUSSEIN Olow 8

3.ABDULLAHI Ahmed HUSSEIN 5

ALI Abdullahi Osoble 28
5.Mohamed Afdhuub Makaraan. 2

6.Ubah Ali Shegow. 0

7.Yoonis Mohamed Nor. 3

Doorashada oo ahayd hal Wareeg ayaa waxaa Murashax Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe helay 54 cod

Wax halaabay 1 cod

Sida daraadeed natiiijada Hordhaca ah ee BFS waxaa ku guulaystay Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe.

Related posts

Khilaaf Ka Dhex Qarxay Madaxwayne Qoor Qoor Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO:- Dagaal Kacan Ka Hadal Ah Oo Maanta Dhex Maray Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

Arday Somaliyeed Ku Xaniban Gobolka Tigreyga Ee Dalka Itoobiya Xaalada Adaydaasi Oo Laga Dayrinayo

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More