Madaxweynaha Ukraine Oo Ka Digay Arrin Uu Ruushku Damacsanyahay

“Waa maxay hadafka ciidamada Ruushka? Waxa ay rabaan in ay qabsadaan Donbas iyo Koonfurta Ukraine” ayuu yiri madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo hadal-jeedintii maalinlaha ahayd u jeedinayay shacabka dalkaasi.

Waxa uu sheegay in ciidamada Ukraine ay hadda dedaalkooda u wareejiyay dhanka Bariga, halkaas oo uu tilmaamay in Ruushka ay culeeska isugu geynayaan si ay u qabsadaan.

Subaxnimadii hore ee saakay, qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay magaalada dekeda ah ee Odesa ee Badda Madoow ku taala. Lama hubo waxa halkaasi ka dhacay, balse mas’uul dowladda Ukraine ka tirsan ayaa sheegay in duqeyn xagga cirka ah ay dhacday.

 

Related posts

Goodax Barre Oo Ka Digay In Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Uu Tago Magaalada Beledweyne

Bnnstaff Bnnstaff

Gudiga Xalinka Khilaafaadka Doorashada Somaliya Oo Ka Soo Horjeestay Xilka Qaadistii Raysal Wasaare Rooble

Bnnstaff Bnnstaff

Masuul Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Oo Eedaymo Culus U Jeediyay Maayirka Hargeysa

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More