Ciidamo Ruush Ah Oo Dalka Ukraine Lagu Sumeeyay Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya

Labo askari oo ka tirsan ciidamada Ruushka ee Ukraine ku sugan ayaa dhintay kadib markii dadka reer Ukraine qaarkood ay sun ugu dareen rooti ay cuni lahaayeen sida laga soo xigtay wasaaradda difaacca Ukraine.

Arrintan ayaa ka dhacday gobolka Kharkiv , waxayna saamaysay guutada buntukhleyda 3-aad ee Ruushka.

Sidoo kale wasaaradda waxa ay sheegtay in 500 askarta Ruushka ah la dhigay isbitaalka kadib markii ay ku sumoobeen qamri ay cabbeen.

 

Related posts

Faahfaahino Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaya Weeraro Culus Oo Shabeelaha Hoose Ku Dhex Alshabaab Iyo Ciidanka Xooga Dalka

Bnnstaff Bnnstaff

Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xaqiijisay In Fanaankii Cabdi Hani Iskaga Baxay Fanka Uuna Maajidka Galay

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynaha Maraykanka Oo Shaaciyay Uu Difaacayo Taiwan Hadii Uu Shiinuhu Soo Weeraro

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More