Xukuumadda Somalia Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Shiray Musiibadii Suuqa Hargeysa

Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta lagu qabtay kulan u dhaxeeyay Mas’uuliyiin katirsan Xukuumadda Soomaaliya & Wakiilada Beesha Caalamka, kaas oo looga hadlayo dabkii ka kacay Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargeysa.

Kulanka ayaa waxaa shir gudoominaya Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) oo uu wehliyo Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo xildhibaano ka tirsan labada Aqal..

Shirka ayaa waxaa diirada lagu saaray hanaankii looga qayb qaadan lahaa kasoo kabashada qasaarihii ka dhashay dabkii Suuqa Waayheen ee Magaalada Hargeysa, iyad aoo dhinacyadu ay soo jeeiyeen talooyin kala duwan.

Shacabka Soomaaliyeed & qaar kamid ah dowladaha Caalamka ayaa aad uga xumaaday dabkii khasaaraha badan geystay ee ka kacay Suuqa weyn ee Magaalada Hargeysa, waxaana qaarkood ay balan qaadeen lacago ay uga qyeb qaadanayaan soo kabitaanka Suuqa

Related posts

Dowlada Pakistaan Oo Tijaabisay Gantaal Cusub Oo Casri Ah Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Bnnstaff Bnnstaff

” Arinta Sool Madaxwayne waa in talo Qaran laga yeesha ” Ururka REJO

Bnnstaff Bnnstaff

Warbixin:- Kacdoon Shacab Oo Ka Dhan Ah Alshabaab Oo Ka Curtay Hiiraan,Galgaduud Iyo Baydhabo

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More