Borama News Network

Mareykanka Oo Walaac Ka Muujiyay Xidhiidhka Sii Xoogeysanaya Ee Ruushka Iyo Afrika

Dowladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xiriirka sii kordhaya ee u dhexeeya Ruushka iyo Dalka Koonfur Afrka oo ka mid ah dalalka ugu dhaqaalaha badan Afrika.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo uu sii xumaanayo xidhiidhka maraykanka iyo wadamada galbeedka afrika, iyada oo Arbacdii ay gaadheen dalka Niger ciidmadii u horeeyay ee Ruushka.

 

Related posts

Shiinaha oo lagu tilmaamay inuu door ka qaadan karo xal u helidda dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine

Abdiaziz Bnnstaff

Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Waxbaeashada Oo Ku Dhawaaqay Iscasilaadiiaa Sheegayna In Uu Dhisayo Murashax Ciro

Abdiaziz Bnnstaff

Daawo Gabadha 9 Sano Jirka Somaliyeed Ee Ka Yaabsatay Muslimiinta Ohio

Abdiaziz Bnnstaff