Boris Johnson Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Kyiv Ee Caasimadda Dalka Ukraine

Ra’iisul wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa noqday hogaamiyihii ugu dambeeyay ee reer Yurub ah oo booqda Ukraine.

Waxa uu magaalada caasimadda ah ee Kyiv kula kulmay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky.

Safaaradda Ukraine ee London ayaa daabacday sawir muujinaya labada hogaamiye oo wadafadhiya.

Xafiiska Mr Johnson ayaa sheegay in booqashada lagu garab istaagayo dadka Ukraine. Waxaa kale oo uu xafiisku sheegay in Mr Johnson uu dalkaas gaarsiiyay dhaqaale iyo taageero milateri oo cusub.

Mr Zelensky ayaa sidoo kale waxa uu Sabtidan la kulmay hogaamiyaha Austria, Karl Nehammer.

Related posts

Afar Qodob Oo Lagu Xusuusan Doono Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Bnnstaff Bnnstaff

Murashax Bashiir Xuseen Xirsi Oo Iyo Murashaxiin Kale Oo 15 Xafiis Ka Furtay Deegaanad Degmada Dila

Bnnstaff Bnnstaff

100 Jir Waardiye Ahaa Oo Maxkamad loo Soo Taagayo Inuu Qayb Ku Lahaa Dilka Kumanaan Qof

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More