Madasha Xisbiyada Mucaaridka Oo Farmaajo Ku Eedeysay Kali-Talisnimo Iyo Ku Tumasho Dastuur

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho ka soo saartay war-saxafadeed ay uga hadlayaan xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Qoraalkan ayaa dhaliilo badan loogu soo jeediyay madaxweynaha dowladda federaalka, iyagoo ku eedeyey ku tumasho dastuur iyo cuuryaaminta hey’adaha dowliga ah ee dalka.

Qoraalka Madasha oo sidoo kale lagu soo bandhigay seddax qodob oo baaq loogu diray dhinacyada kala ah, In-dheer garadka, dhaqanka, culumada, siyaasiyiinta iyo dhamaan shacabka Soomaliyeed, kuwaas oo lagula taliyey inay dhexda u xirtaan badbaadinta dowladnimada Soomaaliya.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhameystiran

Related posts

Taliska Mareykanka Ee Afrika Iyo Militariga Faransiiska Oo ka Wada hadlay Xoojinta Iskaashiga Ee Dhinaca Afrika

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Trump Oo La Sheegay In Uu Sii Diyaarsaday Inqilaab Hadii Laga Guulaysto Doorashada

Bnnstaff Bnnstaff

Deg Deg:- Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar Oo Sheegay In Maayirka Borama Uu Xoog Kagaga Qaaday Dhul Uu Leeyahay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More