Xildhibaan Sareedo Oo Ku Guuleysatay Doorshadii Ku Celiska Aheyd Ee Hop154

Xildhibaan Sareedo oo ku guuleysatay doorshadii ku celiska aheyd ee Hop154

Xildhibaan Sareedo Mohamed Abdalla ayaa ku guuleysatay doorashada ku celiska aheyd ee kursiga Hop154, kaddib markii ay u tanaasushay Nasteexo Maxamed Yuusuf oo ku Tartamaya kursigan, waxaan qaab gacan taag ah ku ansixiyay ergada doorashada kursigan.
Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federal ayaa hore u go’aamiyey in dib loogu noqdo doorashada kursigan, iyaga oo sheegay in habraacii loo maray aanu waafaqsaneyn heshiiska doorashada, wuxuuna ka mid ah saddex kursi oo laga soo doortay Koofur Galbeed oo dib loo celiyay, inkasta oo toddobaadkii hore ay FEIT fasaxday laba mid ah kuraastaas.

Xildhibaan Sareedo iyo maamulka Koofur Galbeed ayaa marii hore diiday in doorashada kursigan loo maray hannaan baal marsan habraaca doorashada, iyadoo Sareedo ay sheegtay in musharraxii la tartamay uu buuxiyay shuruudaha doorashada.

Related posts

Wasiir Ganan Oo Beeniyay Warka Sheegaya İn Uu Heshiis La Galay Dowlada Somaliya Sheegayna İn Wada Hadal U Socdo

Bnnstaff Bnnstaff

Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Doortay Hogaan Cusub Doortay

Bnnstaff Bnnstaff

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Heer Federaal Oo Guddoomiye Ku Meel Gaadh Ah Doortay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More