Xiisadda Ka Dhex Oogan Madaxwayne Deni Iyo Ku Xigeenkiisa Axmed Karaash Oo Sii Xoogeysatay

Waxaa sii xoogeysanaya khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhexgalay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni iyo Madaxweyne ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cisman Karaash.

Xiisadda ayaa ka dartay kaddib markii Madaxweyne ku xigeenka uu saacidihi ugu dambeeyay sameeyay magacabiis agaasimayal iyo mas’uliyiin global, taas oo uu ka hor yimid Madaxweyne Deni.

Deni oo u sharraxan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa hadda ku sugan magaalada Muqdisho.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Garowe kasoo diray Nux Muse Birjeeb.

Related posts

Majaajilaystaha Caanka Ah Ee Imbraahin Mustafa (Basodiir) Oo Muqdisho Ka Degay

Bnnstaff Bnnstaff

Nin 17 sano Talyaaniga Ugu Xirnaa Dambi Uusan Gelin Oo Maanta Muqdisho Lagu Dilay

Bnnstaff Bnnstaff

“Gaadhi Aan La Hubinin Bad-Qabkiisa Oon La Tijaabin Kama Bixi Doona Magaalooyinka…” Agaasime Axmed Abokor

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More