Deg Deg:- Gudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Gudoomiye Cusub Oo La Doortay April 27, 2022 Share0 Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Cabdirashiid Maxamed Cali, Riyo c Raac ayaa la bedelay. Kaltuun Sheekh Xasan ayaa loo doortay in ay noqoto gudoomiyaha cusub ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland.