Dhegayso Wareysi: Wasiirka Amniga Oo Faah-Faahin Ka Bixiyay Shaqo-Joojinta Jaliyaha Booliska

Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay shaqo-joojin oo xalay saqdii dhexe ku sameeyay taliyaha booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar).

Wasiirka ayaa taliyha ku eedeyay inuu ‘si bareer ah isku dayey inuu hor istaago doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee loo ballansan yahay Arbacada maanta ah.

Wariyaha VOAda ee dalka Australia, Ibraahim Cumar Baafo ayaa haddaba khadka telefonka ee magaalada Muqdisho ku hadlay Wasiirka Amniga Gudaha ee dowladda Federalka Somalia Cabdullahi Maxamed Nuur, waxana uu ugu horreyn weydiiyey in wareegtadu ay xafiiskiisa kasoo baxday.

Related posts

Shirka Baarlamaannada Dalalka Afrika Oo Maanta Furmaya Iyo Somalia Oo Ka Qeyb Galeysa

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Kulmiye Oo Fariin U Diray Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbigaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Bandow Lagu Soo Rogay Magaalada Xarardheere

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More