Madaxwayne Farmaajo Oo War Kasoo Saaray Guddoonka Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka oo loo kala doortay, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Cabdullaahi Cumar Abshirow, isaga oo Alle uga baryey in uu u fududeeyo mas’uuliyadda loo doortay.
Xillibaan Cabdulaahi Cumar Abshirow ayaa Codad gaaraya 146 , halka Xildhibaan Sacdiya Yaasiin ay heshay 137 cod.

Related posts

Milatariga Dalka Suuriya Oo Shaaciyay In Ay Ka Hortegeen Gantaalo Ay Isreal Ku Soo Weerartay

Deg Deg:- Qaar Ka Mid Ah Cuqaasha Iyo Wax Garadka Beelaha Maxamed Case Oo Fariin Culus U Diray Muuse Biixi Iyo Xukuumadiisa

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Rooble Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo La Dagalaanka Al-Shabaab

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More