Qaar Ka Mid Ah Dalalka Islaamka Oo Maanta Laga Ciidayo Maalinta Kawbaad Ee Ciidul Fidrida

Qaar kamid ah dalalka ayaa Maanta oo talaada ah waxaa ay bilaabayaan dabaal-dega maalinta koowaad ee Ciiddul Fitriga, waxaana dalalkaas ay shalay oo Axad aheyd dhammeystireen 30-ka bishii Ramadaan.

Dalalka Maalinta kow u tahay Ciiddu Firtiga ayaa waxaa kamid ah Hindia, Pakistan, Bangladesh, iyo Iran, iyadoona saaka laga tukanayo salaada Ciidda oo kummanaan Muslimiin ah isugu tegayaan goobo fagaare ah oo lagu tukanayo salaada.
Shalay oo Axad aheyd ayaa waxaa siweyn maalinta koowaad looga ciidday dalalka Islaamka ee kala ah Imaaraadka Carabta, Baxrayn, Suudan, Soomaaliya, CIraq, Kuwait, Sacuudi Carabia, Yemen, Turkiga, Tuniisiya, Suuriya, Falastiin, Qadar, Lubnaan, Liibiya, Masar, iyo Mauritaniya iyo dalalka qaaradda Yurub.

Sidoo kale Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka ayaa maalintii labaad Ciiddul Fitriga siweyn looga Ciiddayaa, iyadoona dadweyne farabadan oo isugu jira Carruur, dhallinyaro, Haween iyo Odayaal u damaadshaad tageen goobaha dadka isugu tegaan, si ay farxada Ciida iskula qeybsadaan.

Related posts

Deg Deg:- Wasiir Dube Oo Beeniyay In Ciidamo Somaliyeed Ka Qayb Qaateen Dagaalka Gobolka Tigreyga

Bnnstaff Bnnstaff

Sheekh Barbaraawi Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In Ayna Ku Milmin Hadalada Siyaasiyiinta.

Bnnstaff Bnnstaff

Al-Shabaab Oo Qarax Ku Dishay In Ka Badan 10 Askari Oo Itoobiyaan Ah Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More