Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Guddoomiye FDoortay

Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta yeeshay Kulankii ugu horreeyay, iyaga oo bilaabay doorashada Guddoomiyaha iyo kuxigeenkiisa.

Guddiga ayaa Senator Cabdiqani Geelle Maxamed oo laga soo doortay Puntland u doortay Xilka Guddoomiyaha Guddiga isku dhafka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiye Cabdiqani Geelle ayaa helay 10 Cod halka

Xildhibaan Maxamed Axmed beereey uu 5 cod

Senator Cabdi ismaaciil samatar ayaa isagana helay 2 Cod

Goordhow waxaa ay guda galayaan doorashada Guddoomiye kuxigeenka Guddiga oo ay u sharaxan yihiin Saddex Musharrax oo kala ah, Senator Ibraahim Owgaab Cismaan, Xildhibaan Maxamed Keerow Maxamed & Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimoow.

 

Related posts

Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Maanta Ee Golaha Wadatashiga Iyo Midowga Musharaxiinta?

Bnnstaff Bnnstaff

Map-ka Dagaalkii lagu Jebiyey Jabhada Tigreega

Mustafehaji

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulamo La Yeeshay Madaxweyneyaasha Kenya & Uganda

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More