Joe Biden oo Saxiixay Sharci Ukraine u Ogolaanaya in Ay Ammaah Ku hesho Hub Kala Duwan

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay sharci ogolaanaya in Ukraine ay hub ka amaahato ama ka kireysato dalkiisa, sida ay isaga caabiso duulaanka Ruushka.

Sharcigan oo lagu magacaabo Dalabka Difaaca Dimororaadiyadda ee Ukraine ayaa soo maray Aqalka Congress-ka Maraykanka.

Sharcigan oo la mid ah mid jirey dagaalkii labaad ee adduunka, ayaa waxaa sidoo kale ka faa’iideysan kara dalalka Yurubta Bari ee uu saameeyay dagaalka Ruushka ama ka baqdin qaba.

Related posts

“Madaxwayne Muusoow Mar Labaad Laguma Dooranayo” Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Si Adag Ula Hadlay Muuse Biixi

Bnnstaff Bnnstaff

Magacyada Wariyayaal Iyo Saraakiil Alshabaab Ah Oo Duqayn Lagu Laayay Oo La Shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo Ku Dhawaaqay Hadalo Ay Ka Murugeedeen Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More