Roobab Ka Da’ay Gaalkacyo Oo Bur Buriyay Guryo Ay Daganaayeen Dad Barakacayaal.

Wararka ka imaanayo Magaalada Gaallkacyo ayaa sheegaya in Barakacayaasha ku nool xeryaha ku yaal daafaha magaalada Gaalkacyo ay xalay soo wajahday xaalad adag, ka gadaal markii roobab dabaylo xoogan wata ay ka da’een xarunta gobalka Mudug.

Roobabka xoogan ayaa sababay in ay burburaan guryo jiingado iyo cooshado ka samaynaa oo hoy u ahaa barakacayaasha ku nool Daafaha magalada Gaalkacyo.

Maamulka gobalka, degmada iyo bulshadda ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo ayay ka codsanayeen barakacaayasha in la  caawiyo maadaama ay san haaysan hooy iyo raashin.

Related posts

Dowladda Soomaaliya Oo Soo Bandhigtay Sarkaal La Sheegay Inuu Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Bnnstaff Bnnstaff

Deni Oo Sheegay In Wax Ka Beddel Lagu Sameeyey Heshiiskii Dekedda Boosaaso Ee DP World

Bnnstaff Bnnstaff

Urardii Way Furanyihiin Ninkii Wax Isla Hayow ” Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Oo Fariin U Diray Mucaaridka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More