Sex qof oo dhalinyaro ah ayaa xalay lagu dilay magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal
Dilka sadexda dhalinyarada ah ayaa dhacay ka dib markii ay labo dhalinyaro ahi is dagaaleen halkaasi uu ku dhintay mid ka Mid Ah Labada dhalinyarada ah oo lagu dilay toori
ka dib dilkaasi wiilka dhalinyarada ah ayaa waxaa rasaas ku furay labada wiil ee kale wiil ay walaalo ahaayeen wiilkii hore ee toorida lagu dilay Halkaasi waxaa ku dhintay labada dhalinyarada ah
Magaalada Borama oo ah magaalo Aan looga baran dilka aanaysan ayaa dilalka Xalay Ka Dhacay Ay Ahaayeen Dil Aano Ah
Dhanka Laamaha Amaanka Gobolka Awdal Ayaan Wali Wax War Ah Aan Ka Soo Saarin Dhilalkaasi Ka Dhacay Magaalada Borama