Ruushka Oo Ku Hanjabay In Uu Weerari Doono Dowladda Finland

Ruushka ayaa sheegay inuu ku qasbanaan doono inuu qaado “tallaabooyin aargoosi ah”, haddii dalka deriska la ah ee Finland uu ku biiro gaashaan buurta Nato.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Ruushka ayaa lagu sheegay in qorshaha Finland uu si weyn u dhaawici doono xiriirka labada al, iyo weliba ammaanka iyo xasilloonida waqooyiga Yurub.

Goor sii horreysay, Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Finland ayaa labaduna ku baaqay in dalkooda uu si degdeg ah u codsado kamid noqoshada gaashaan buurta Nato.

Shacabka Finland ayaa mudadii dambe si weyn u taageeray in dalkooda uu kamid noqdo Nato, kadib markii uu Ruushka ku duulay waddanka deriska la ah ee Ukraine.

Related posts

Cabduweli Gaas Oo Farmaajo Iyo Rooble Ugu Baaqay Inay Faraha Kala Baxaan Kiiska Ikraan

Bnnstaff Bnnstaff

Afar Arday Oo Ku Dhimatay Galgaduud Iyo Galmudug Oo Ka Hadashay

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Soomaaliya Oo Si Adag Cambaareeysay Qaraxyo Lagu Laayay Arday

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More