Madaxweynihii Dalka Imaaraadka Carabta Oo Geeriyooday

Madaxweynihii dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa geeriyooday, sida ay goordhow shaacisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee dalkaas ee WAM.

Sheekh Khalifa, oo ahaa 73 jir ayaa muddo sanado ah la xarbinayey xanuuno.

“Wasaaradda Arrimaha Madaxtooyada waxay shacabka Imaaraadka Carabta iyo Dunida Islaamka uga tacsiyeyneysaa geeriday Sheikh Khalifa bin Zayed Al-Nahyan oo geeriyooday Jimce 13-ka May,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wakaaladda WAM.

Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa sidoo kale ahaa amiirka Imaaraadda Abu Dhabi oo ka mid ah toddabada Imaaradood ee dalkaas uu ka kooban yahay.

 

Related posts

Musharaxiinta Madaxtinimada Somaliya Oo Qaadacay Gudiga Doorashooyinka Fariina Culusna Diray

Bnnstaff Bnnstaff

Maraykanka Oo Dabagal Xoogan Ku Haya Lacagaha Ka Yimaada Dalalka Carabta Ee Soo Gala Somaliya Xiliga Doorashooyinka

Bnnstaff Bnnstaff

” Xisbiyada Mucaaridku Waxay Wadaan Qabyaalad Iyo Kala Qaybin ” Xoghayaa Xisbiga Kulmiye.

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More