Wareysi: Afhayeenka Madaxtooyada Oo Ka Warbixiyay Xil-Wareejinta Iyo Kulankii Farmaajo Iyo Xasan Sheekh

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markale shalay booqday Madaxtooyada Villa Soomaaliya, halkaas oo uu kusoo dhoweeyey madaxweynaha dowlada Federalka ee xilka kasii degaya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Labada Masuul ayaa ka wada hadlay xaflada xil-Wareejiinta oo dhacayso beri oo Isniin ah.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareystay Cabdirashiid Xaashi oo ah afhayeenka Madaxtooyada waxyaabaha labada madaxweyne ay isla soo qaadeen iyo guddiga loo saarey xaflada xil wareejinta.

Related posts

Anigaba Madaxwaynuhu Wuu I Caayay Caagadna Uu Igu Dhiftay Baarlamaanka Maan Gayn” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Arinta Guruuje

Bnnstaff Bnnstaff

Garaad Jaamac Garaad Cali Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalkii Madaxwayne Muuse Biixi

Bnnstaff Bnnstaff

Boliska Dalka Kenya Oo Sheegay In Dhowr Qof Lagu Dilay Magaalada Mandheera

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More