Raysal Wasaare Rooble Oo Soo Saaray Amar Cusub Iyo Waxyaabaha Uu Khuseeyo Amarkaasi

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku wargeliyay Wasiirka Arrimaha dibadda in laga bilaabo 1 Janaayo 2022 shaqaalaha dowladda ee la bedelay ama shaqada laga qaaday aanay waafaqsaneyn go’aankii Golaha Wasiirada.

Qoraaloo diray Wasiirka Arrimaha Dibadda Cabdi Saciid Muuse ayaa la faray in dhammaan shaqaalihii la bedelY dib loogu fasaxo howlahooda shaqo, dibna loogu celiyo goobihii iyo xafiisyadii ay ka shaqeynayeen si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.

Sidoo kale waxaa la faray dhammaan hey’addaha dowladda ee warqadan ogeysiinta lala socodsiiyay inay qabsadaan howlaha kaga aadan fulinta amarkan.

Related posts

Ganacsadihii Soomaliga ahaa ee Nolol Iyo Geeri Lagu Waayay oo War Dhiilo Leh Arrintiisa laga Helay

Bnnstaff Bnnstaff

Maxaad Kala Socotaa Dadka Caanka Ah Oo Iyaga Oo Dhintay Ay Wali Lacag u Soo Xarooto?

Bnnstaff Bnnstaff

Muuse Aabahay Madaafiic ayuu kaga saaray dalka, ka yeeli mayno inuu na baabiiyo ” Faysal cali Waraabe

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More