Borama News Network

Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeen Ew Xisbiga Wadani Oo War Ka Soo Saaray Cayimaadii Wakhtiga Doorashada Ay Dhacayso

Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ku bogaadiyey Cayimaada Jadwalka Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo Ururada.

Musharax Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qaybgalka doorashooyinka isasaaran Isla markaana la shaqayn doonan KDQ.

Ugu Danbeyntii Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw Cabdi uu Taageerayaasha Xisbiga ugu baaqay inay u diyaargaloobaan Doorashooyinkaasi.

Related posts

Madaxweyne Biixi Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo, Ayaa Safar Shaqo Ugu Ambo Baxay Dalka Ethiopia.

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Itoobiya Oo Ku Biiraysa Urur Ay Dhawaan Somaliya Xubin Buuxda Ka Noqotay

Abdiaziz Bnnstaff

Koomishanka Doorashooyinku Waxay Noo Xaqiijiyeen In Ay Doorashada Diyaar Tahay” Ururada Siyaasada Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff