Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan Oo Ku Dhawaaqay Hawlgal Milatari

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dhawaan uu billaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn doono xadka dhanka koonfureed, si loola dagaallamo khatarta argagixisada ee halkaasi ka jirta.

Bartilmaameedka ugu weyn ee howlgalkan ayaa noqon doona in dib loo bilaabo dadaallada lagu abuurayo aag nabdoon oo 30-km ama (20-mile) ah oo ku teedsan xudduudda Turkiga uu la wadaago Suuriya, ayuu Erdoğan ku sheegay khudbad telefishanka dalkaasi laga sii daayay.

Ma uusan bixin faah faahin intaas ka dheeri ah, balse wuxuu sheegay in howlgallada la billaabi doono marka ay dhameeyaan diyaar garowga ciidamada,kuwa sirdoonka iyo nabadsugidda.

Related posts

Al-Shabaab Oo Xalay Weerar Madaafiic Ah Ku Qaaday Saldhig Ay Leeyihiin Ciidanka Kenya

Bnnstaff Bnnstaff

Barnaamijka Hal Adayg :- Gudoomiyaha Ururka ONLF Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Iyo Xaalada Deegaanka Somalida

Bnnstaff Bnnstaff

Boqor Axmed Iimaan Oo Ka Hadlay Wararka Sheegayay In Lagaga Shubtay Wiil Uu Dhalay Oo Ka Sharaxnaa Golaha Deegaanka Hargeysa

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More