Madxwaynihii Hore Ee Dalka Maali Moussa Traore Oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Maali Moussa Traore ayaa geeriyooday xilli da’diisu ay ahayd 83 sano, sida warbaahinta ay u sheegeen eheladiisa, waxaana geerida si gaar ah u xaqiijiyay Wiilkiisa Idrissa Traore.

Moussa Traore ayaa dalka Mali waxaa uu maamulayay wax ka badan 22 sano, waxana xilka dalkaasi uu qabtay 1968, isagoo xiligaas kula wareegay inqilaab.
Waxaa xilka laga tuuray 1991-kii, kadib markii uu wajaahy kacdoon dadweyne, waxaana taasi ay keentay in uu xilka ka dago.

Dhawaan dalkaasi Mali ayaa waxaa xilka laga tuuray Madaxweyne Ibrahim Boubacar Keita, kaasi oo Millaterigu xilka ay ka xayuubiyeen.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Gudiga Doorashooyinka Kenya Oo Amar Ku Bixiyay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Raila Odinga Iyo Dr William Ruto

Bnnstaff Bnnstaff

Bangiga Adduunka Oo 2 Bilyan Oo Dolar Ugu Deeqay Dowlada Pakistan

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayner Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Danjiraha Filand

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More