Wasiirka Maaliyadda Oo Liibiya Kala Hadlay Deyn Cafinta Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta la kulmay safiirka wadanka Libya ee Somaaliya Yusuf Katim Al Kaylaani iyo Cali Madkuur Maxamed ahna uqaabilsanaha dhinaca Maaliyadda Safaarada Libya, waxa ayna kawada hadleeyn arrimha dhaqaalaha iyo Deyn Cafinta Soomaaliya madama Libya ay kamid tahay wadamada Carabta ee deynta kuleh Soomaaliya.
“Waxaan maanta la kulmey safiirka wadanka Libya Yusuf Katim Al Kaylaani iyo Cali Madkuur Maxamed ahna uqaabilsanaha dhinaca Maaliyadda Safaarada Libya, waxaan ka wada hadalney arrimaha dhaqaalaha iyo Deyn cafinta oo Libya ka mid tahay wadamada Carabta ee nagu leh deynta”Ayuu yiri Wasiir Beileh

Related posts

Alshabaab Oo Sheegtay In La Wareegtay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag

Bnnstaff Bnnstaff

Maareeyaha Ha’yada Madaarada Somaliland Oo Weerar Qaawan Ku Qaaday Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya Oo Daahfuray Imtaxaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More