Bannaanbaxyo Ka Dhacay Magaalooyin Katirsan Mareykanka Iyo Ujeedooyinka Banaanbaxaasi

Kumanaan mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan in la adkeeyo sharciga hubka ka dib toogasho wadareed bishii hore ka dhacday gobolka Texas.

Dibadbaxayaasha ayaa sheegay in la joogo waqtigii la tusi lahaa siyaasiyiinta in dadka Maraykanku ay dalbanayaan oo ay mudan yihiin inay ku noolaadaan nolal xor ka ah rabshadaha iyo dhibaatooyiinka hubka la xiriira. Dibadbaxyadan ayaa ka dhacay inta badan magaalooyiinka waawayn ee dalka Mareykanka.

Magaalooyiinka ay dibadbaxyada ka dhaceen waxaa ka mid ah Washington, New York, Los Angeles iyo magaalada Chicago.

Waxaa dadka dibadbaxa dhigayay ka mid aha dad ay eheladooda ku dhinteen toogashooyiin horey uga dhacay dalka Mareykanka .

 

Related posts

Abay Ahmed Oo Markii Ugu Horaysay Ka Soo Hadlay Furinta Hore Ee Dagaalka Ka Socda Dalka Itoobiya

Bnnstaff Bnnstaff

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Awdal Oo Aqbalay Muraxa Ka Tartami Doona Degmada Saylac

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Iran Oo Kordhinaysa Xadiga Yuraaniyamta Ay Farsamayso Iyo Reer Galbeedka Oo Digniin Ka Soo Saaray

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More