Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Yeelanaya Kulan Muhiim Ah Iyo Waxyaabaha Lagag Hadlayo Kulankaasi

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa,waxaana lafilayaa in kulanka looga dooda qodobbo dhowr ah.

Guddoomiyaha Baarlmaanka Aqalka Hoose Sheikh Aaadan madoobe ayaa shalay ku wargliyay Xildhibaanada in ay waqtiga dhowraan oo ay soo xaadiraan xiliga loogu tala galay ee ballantu ay tahay,laguna wargaliyay Xildhibaanada.
Kulanka ayaa waxaa ka ayb galaya Xildhibaanada labada Gole, ee aqalka sare iyo Aqalka hoose ee Golaha Shacabka, waxaana Shir Guddoomin doona guddoonka sare ee labada aqal.

Kulankii shalay ayaa waxaa hor tagay Baarlamaanka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Xilkeedu sii dhammaanayo, iyadoo la hor geeyay Baarlamaanka Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadkaan 2022.

Waxaa sidoo kale maanta kulanka maanta ugu muhiimsan in la Magacaabo guddi ku meel gaar ah oo Labada gole ka kooban kaas oo miisaaniyadda ka soo shaqeeya.

Related posts

Maamulka Hir-Shabeelle Oo Guddi Gurmad Gaadhsiiya u Magacaabay Degaannada Laga Saaray Al-Shabaab

Bnnstaff Bnnstaff

Muuse Biixi Oo Bilad Gudoonsiiyay Ciyaaryahan Ka Tirsan Xulka Gobolka Daadmadheedh

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweyneha JSL ayaa u magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Siciid Xasan Habbane

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More