Hay’adaha Saadaasha Hawada Oo Ka Digay Kuleyl Daran Oo Ku Soo Wajahan Qaar Kamid Ah Wadammada Yurub

Qaar ka mid ah waddamada ku yaalla galbeedka Yurub ayaa waxaa la sheegayaa iney ku soo wajahan tahay cimilo kulul oo gaareysa ilaa iyo 47 degree cabbirka heerkulka.

Hay’adaha saadaasha hawadana waxay ka digayaan heelkulka daran ee waddamadaasi ku soo wajahan inuu halis u keeni karo dadka ay da’dooda ka sarreeyso 70 jir.

Dad gaaraya 18 milyan oo dalka Faransiiska ku noolna waxaa looga digay inaysan bannaanka u bixin.

 

Related posts

Aqalka Senetka Maraykanka Oo Dacwadda Trump Ku Tilmaamay Mid Dastuuri Ah

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Ciidamadii Soomaaliya ee Eritrea Tababarka loo Geeyay

Mustafehaji

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Dowlada Somaliya Ugu Baaqay In Ay Bilowdo Howlgalo Ka Dhan Al-shabaab

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More